Svenska Livräddningssällskapet

SLS SLS Meny

Dabaasha iyo badbaada doonta

Badbaadada dabaasha

Marnaba kaligaa ha dabaalan.

Ku dabaasho halka xeebta.

Marnaba ha ku boodin ama ha ku quusan biyo aadan garaneyn.

Marnaba qof  biyaha dhexdiisa haku riixin ama ha ku hayn.

Kaliya gargaar u qayli haddii aad u baahan tahay.

Marnaba ha ku dabaalan meelaha doonta ku soo xirato ama barta laga boodo.

Ka fogow filaaraha qoraxda ee maalinta dhex bartankeeda.

Markasta wax ku hayso inta u dhexeyso adiga iyo qofka dhibaateysan: “gacan u fidis”.

Markasta dadka la socodsii halka aad u socoto iyo goorta la filayo in aad soo laabaneyso.

Ha ku ciyaarin qalabka nafta lagu badbaadiyo.

Tijaabi aqoontaada dabaasha….

 

Badbaada doonta

Markasta doonta dhexdeeda fariisto oo naftaada fariisi meel doonta sinta.

Kaliya boosaska kala badaso haddii ay lagama maarmaan tahay oo hal mar kaliya samee.

Markasta wax ku hayso inta u dhexeyso adiga iyo qofka dhibaateysan: “gacan u fidis”.

Kaliya gargaar u qayli haddii aad u baahan tahay.

Iska hubi in aad haysato wax biyaha la iskaga guru, qalabka doonta lagu xiro, xarigga badbaadada, qalabka doonta lagu socodsiiyo dheeraad ah ama usha doonta lagu wado.

Markasta doonta ku dhex isticmaal jaakada amaanka.

Doonta yayna kuu saarnaanin in ka badan inta qof ee ay qaado.

Haddii aad doonta ka dhacdo sii joog meel doonta u dhow.

Haddii qof dhibaateysan aad badbaadineyso, u soo dhow meel u dhow doonta dabadeed.

Labad gacmood si tartiib ah kor iyo dhinaca ugu haadi haddii aad gargaar u baahan tahay.

Markasta dadka la socodsii halka aad u socoto iyo goorta la filayo in aad soo laabaneyso.

Markasta isticmaal jaakada nafta…